Calendar

Wenger Oo Si Naxriis Leh Isha Uga Haya El Shaarawy

w2Wenger ayaa amaan kala dul dhacday xidiga u soo baxay kooxda Milan ee El shaarawy isaga oo sheegay in uu aad u jecleestay hab ciyaareedkiisa xilli Milan u muuqato in laacibkaan si sahal ah ku fasixi doonin .
Laacibkaan asal ahaanta ka soo jeeda Masar ee haysta dhalashada Talyaaniga ayaa ah xidiga ugu cad xilli ciyaareedkaan Milan , waxa uuna hayaa hogaanka gool dhalinta illaa haatan .
Mar Wenger la weydiiyay in uu ka fekarayo in laacibkaas uu soo xero giliyo ayuu ku jawaabay ” adiga ma garan kartid waxa dhici doona balse laacibkaan isheyda ayaa ku jirta oo waan ka heley qaabka ciyaareedkiisa.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: