Calendar

Xogahaya Maamulka Gobalka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan oo sheegay in maamulka Gobalka Banaadir ay ku warejiyeen mootooyin ciidamada ilaalada wadooyinka.

mootoC/kaafi Hilowle Cismaan ayaa waxa uu mootooyinkaasi ku wareejiyay Taliye ku xigeenka ciidamada ilaalada wadooyinka oo lagu magacaabo Muxudiin Geedi bashaal.

taliye ku xigenka ilaalada wadooyinka muxudiin geedi ayaa dhankiisa ka mahad naqay mootoyinka ay soo iibisay maamulka gobalka banaadir isagoo sheegay iney baahibadan ay u qabeyn arintaan wuxuuna carabka ku adkeyay iney u baahayihiin waxwaliba oo qalab ah oo lagu hormarinkaro taraafikada.

Ciidamada ilaalada wadooyinka ayaa waxa ay ka howlgalaan isgoosyada waaweeyn ee magaalada Muqdisho waxaana ay yihiin kuwa kala haga gaadiidka inkastoo sanadihii dambe dalka Soomaaliya uusan lahaan jirin ciidamo ilaaliya wadooyinka.

xafiiska wararka bartamaha muqdisho

[email protected]

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: