Calendar

Baarlamaanka Dalka oo ka shiray qodobka xeer hoosaadka maanta

BARTAMAHA – Baarlamaanak federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kooda lagu wadaa in ay ku Meelmariyaan  Qodobo ka mid ah Xeer Hoosaatka Baarlamaanka oo maalmihii laga soo gudbaye ay Dood ka yeelanayeen.

Xildhibaan Max’ed Cumar Maxamuud oo la hadlay Idaacada kulmiye ayaa sheegay in Xildhibaanada la siiyey Mudo labo maalin ah oo ay oga Doodayeen Qodobada ku jira Xeer hoosaadka,ayagoona Arbacadii iyo Khamiistii ka soo Munaashuqooday Xeer Hoosaadka Baarlamaanka ay ku shaqeeyaan.

Max’ed Cumar ayaa intaa ku daray in maanta lagu rajo weyn yahay in la Meel mariyo Sharciyada Xeer hoosaatka ee Doodooda ay Mudooyinkaan ka  socotay.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ilaa Dhowr fadhi oo ay ku Ansixin lahayeen Xeer Hoosaadka uu Fashil ku yimid kadib markii Kooramyadii Baarlamaanka aysan soo dhameystirmin

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: