Category Archives: Sports

Maamulka Magaaladda Jowhar oo kulan la qaatay kooxaha kubada cagta

kulan ayaa ka dambeeyay ka dib markii qilaafaad hareereeyay ciyaaraha kubada cagta ee jowhar maalmihii dambe ka socday kaasi oo loogu magacdaray isdhaxgalka bulshadda. Waxaana koobkaas ka biyadiiday inay ka qaybgalaan shankooxood iyagoona tirsaday cadaalad daro waxaan maamulka uu dhinaciisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Hot Now, Sports, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Xulka England oo laga saaray Ciyaarihaano oo ku jiro Rooney

Xiddigaha Man Utd ee Weyne Rooney iyo Jones oo uu wehliyo daafacda Liverpool ee Johnson ayaa laga saaray xulka Ingiriiska ee ciyaari doona kulamada isreeb-reenka koobka adduunka toddobaadka soo socda. Rooney ayaa madaxa dhaawac kasoo gaaray isagoo seegay kulankii kooxdiisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports | Leave a comment

Arsenal oo baadi goob ugu jirto Demba BA

Kooxda Arsenal ayaa Chelsea u dirtay dalab ay si amaah ugu dooneyso weeraryahankeeda Demba Ba. Gunners ayaa ku dooneysa weeraryahankan reer Argentina amaah xilli-ciyaareedkan ah, balse waxay tartan kala kulmeysaa kooxda Roma ee dalka Taliyaaniga oo iyadana daneyneysa xiddiggan. Demba … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports, Wargelin Show | Leave a comment

Xavi Alonso Oo Noqonaya Xiddiga Ugu Horeeya Ee Uu Jose Ka Wadanayo Real.

Waxaa muuqaaneysa in Jose Mourinho xilli ciyaareedka dambe joogi doonin Real Madrid iyadoo dhawaan uu u gacan haatiyay in uu aadayo halka laga jecel yahay , waxaana la tilmaamayaa in kooxdiisa hore ee Chelsea uu dib ugu laabanayo . Wargeyska … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Bayern Munich Oo Si Sahlan Ku Gaartay Finalka UCL Ka Dib Markii Ay Semi-finalka Ugu Awood Sheegteen Barcelona.

Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Roberto Mancini Oo Si Kulul U Yiri ” United Nagama Fiicna, Laakin Waa Ay Mudan Tahay Horyaalka Xilligan:

Macalinka kooxda Man City Roberto Mancini ayaa carabka ku adkeeyay in kooxdiisa aysan ka awood yareyn United inkastoo shalay qasaaro ah 3/1 ay kala kulmeen kooxdaTottenham . Kooxda United ayaa caawa haddii ay ka badiyaan Aston Villa waxa ay City … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

John Terry Oo Doonayo In Uu Katago Kooxd Chelsea:

John Terry ayaa  ku dooday in xiligaan uusan ka fikireyn arinta ku aadan in uu kordhiyo hishiiskiisa uu ugu joogo kooxda kaas oo dhamaanaya sanad ka dib , waxa uuna tilmaamay in haatan uu xoogga saarayo sidii kooxdiisa uga caawin … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Franck Rebary : Messi Waa Laacib Qatartiisa Leh Balse Taasi Ma Aha In Aan Ka Baqeyno:

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munch Franck Rebary ayaa xaqiijiyay in Messi uusan la tartameyn naftiisa mooyee isla markaana uu ka sareeyo in la qiimeeyo , iyadoo hadalkaan soo baxayo ka hor kulanka Barcelona iyo Munich ee qeybta ka … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Luis Suarez Oo Qaniinay Ivanovic, iyo Ganaax kudhacay:

Luis Suarez ayaa waxa uu ganaax lacageed kala kulmay Liverpool qaniinyadii uu qaniinay daafaca Chelsea Branislav Ivanovic, laakiin kooxda ayaa qiratay inuusan ka tagi doonin Anfield. Xiriirka kubada cagta Ingariiska FA-ga ayaa baaraya dhacdadaan la yaabka laheyd ee dhacday qeybtii … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Record: Faisal Aden beats the record of points in national team

Somalian player Faisal Aden beat the record of FIBA points in national team with 59 points during the game against Rwanda for the Afrobasket zone V qualifiers. In spite of its 59 points Somalia was defeated 83 to 88. Aden, … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

United Oo Qanadaraas Cusus Siineysa Michael Carrick.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kooxda United ay dadaal kama dambeys  ah ay ugu jirto in hishiis cusub la galaan xidiga hishiiskiisu sii dhamanayo ee Michael Carrick. Sir Alex ayaa u arka Michael Carrick in uu mudan yahay in qanadaraas cusub lala … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Anelka Oo ku Biiray Juventus

Juvnentus aya si rasmi ah ugu guuleysatay in ay la soo wareegto laacibka Nicolas Anelka oo ka ciyaarayay horyaalka dalka Shinaha , waxa uuna xalay  maray baaritaanka caafimaadka . Juventus oo haatan u muuqata in dhibco badan ay qasaariyeen oo … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Di Matteo Oo Ku Qal-qaalinaya Frank Lampard In Kooxda Lazio Ku Biiro

Tababarihii hore ee Chelsea aaya Roberto Di Matteo ayaa ku qal qaaliyay laacibka qadka dhexe ee Chelsea Frank Lampard in uu ku biiro kooxda Lazio marka uu qandaraska u dhamaado. Roberto Di Matteo ayaa horay kooxda Lazio ugu soo ciyaaray sedex sano … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Real Madrid Oo Lagu Soo Waramayo Inay Qorsheyneyso In Jose Mourinho lagu Bedelo Arsene Wenger .

Wargeyska Sunday People ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa laga soo xiganayaa in kooxda Real Madrid uu hadafkooda koowaad yahay Wenger hadii Jose Mourinho uu kooxda ka huleelo. Sida wargeyska uu tilmaamayo maamulka Madrid ayaa filaya in tababare Jose … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Sir Alex Ferguson: Ryan Giggs Sannad Kale Ayuu U Sii Ciyaari Doonaa Manchester United.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ryan Giggs ayaa ku sii negaan doono kooxda sannad kale, sidaasi waxaa xaqiijiyay tababare Sir Alex Ferguson. Giggs oo kulankiisii ugu horeysay ee horyaalka u saftay kooxda 1991kii, ayaa ah ciyaaryahanka kaliya ee ka … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Kaka Oo Xalay Lagu Arkay Magaalada Milano.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid ayaa xalay lagu arkay magaalada Milano iyadoo baashaal casho ah wada qaateen laacibka ay isku wadanka yihiin ee Robinho , waxa ayna tani sii  xoojineysaa warkii ahaa in Kaka uu dib ugu soo … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxda Chelsea v Southampton.

Kulanka: Chelsea v Southampton Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 22:45 p.m xilliga Soomaaliya Kulankaan ayaa ah mid Chelsea iyo Southampton u baaqday horyaalka Premier League markii Chelsea ay ka qeybgaleysay koobka Club World Cup ee bishii December ka dhacayay Japan. LINE-UPKA … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Diame Mohamed oo Ay Arsenal doonayso.

Naadiga ciyaarta horyaalka ingiriiska ee Arsenal ayaa hogaaminayso doonista loogu jiro ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda West Ham ee Mohamed Diame. West Ham ayaa u bandhigtay ciyaaryahanka reer Senegal Mohamed Diame hishiis cusub iyadoo hishiska uu kula jiro haatan kooxda ka … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

C.Ronaldo:” labo sanno kadib aya ku laabanaya Man United”

Weeraryahanka wadanak Portugal CRISTIANO Ronaldo ayaa waxaa uu sheegay in uu dib ugu laaban doonno horyaalka ingiriiska labo sanno kadib. Kooxda Man utd ayaa doonayso in CRISTIANO Ronaldo ay dib ugu soo celiso garoonka Old Trafford xilliga soo aadan halka … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Chelsea Oo Badelka Frank Lampard Ka Baadi koobeysa QPR.

Warar soo baxay aaya sheegaya in naadiga Chelsea ay dalab rasmi ah u direen kooxda QPR kaasi oo ay ku doonayaan in ay ka helaan lacibkoda reer Cameroon Stephane Mbia inta lagu guda jiro suuqa kala wareega ciyaartooyda.   Laacibkasi 26-sano … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment