Calendar

CEEB: Daawo Nin doonayay inuu guursado oo lagu gacan sayray (VIDEO)

Nin doonayay inuu saaxiibtiis ka dalbado inay guursato ayaa markuu jilbaha dhulka dhigtay ay ku dhacday tii ugu darnayd. Ninkan oo magaciisa la yiraahdo Frank laakiin hadda waxaan ugu yeeraynaa Miskiin, ayaa doonayay inuu saaxiibtiis tuso sida khatarta ay ku dheehan tahay ee uu usoo abaabulay arrintan, maadaama uu sameeyay falkan bartamaha garoon ay ku ciyaarayeen Cercle Brugge iyo Standard Liege (Belgium kooxo ka ciyaara).
Ceebtan ayaa noqotay mid dadkoo dhan ay ka naxaan, Frank ruuxadiisu habeenkaas siduu ku seexday taariikhdaa ka sheekayn doonta (Miskii miro qare)

Daawo:


Proposal fail

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: