Calendar

Qarama midoobay oo shaaca ka qaaday inaysan aqoon saneen Maamulka Sadex da gobol iyo Midka Lixda Gobolba

BARTAMAHA – Wakiilka joogtada ah Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaliya Nikalose Kay oo Wareysi siiyey Idacaada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in QM aysan Aqoonsaneen Maamulada Ismagacaabay ee lixda Gobol iyo Saddexda Gobol Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ambaasadoor Kay ayaa sheegay in Xafiiska QM ee Soomaaliya uu doonayo in Dhinacyada Ismagacaabay ee Magaalada Baydhabo aysan u Hogaansamin Dastuurka Dalka Soomaaliya iyo Baaqyada Beesha Caalamnka.

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka jira Labo Maamulk oo midna uu sheegto Lix Gobol midna uu Sheegto 3 Gobol,waxaana Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hore u sheegtay in Maamuladaasi aysan Aqoon saneeyn.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: