Calendar

Dowladda Puntland oo laashay war saxafadeed kasoo baxay Maraykanka iyo Europe

BARTAMAHA – Qormo kasoo baxay xafiiska madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa lagu sheegay inuu hareer marsan yahay war saxaafadeed dhowaan kasoo baxay safiiradda USA,UK iyo Midowga Yurub oo ku wajahnaa xaalada Gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn.

Camay ayaa sheegay dhul ka tirsan Puntland inaan lagu murmi karin isla markasna aan gor gortan la galin karin.

Dhawaan ayay ahayd kolkii ciidamo ka socda mamulka Somaliland ay soo galeen degmada Taleex oo ka tirsan Gobalka Sool.

Hoos ka akhriso warsaxafadeedka kasoo baxay Xafiiska madaxwenye ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakin Cumar Camey ee ku aadan hadalka kasoo yeeray labada dal ee kala ah Maraykan iyo Europe/

War-saxafaded-Puntland.......1

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: