Calendar

Kenya: Shiikh Shariif wuxuu iska dhisayaa dadkiisa (VIDEO)

Screen shot 2011-10-26 at 7.12.12 AMDowladda Kiinya iyo Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa hawada ka diriraya, kadib markii Madaxweyne Shariif uu sheegay inaan Soomaaliya cidina kusoo duuli karin dhulkeedana aysan sharci darro kusoo geli karin, Kiinyana waxay afka ku dhufatay dhowr jeer in Madaxweynuhu uu siiyay soo galitaanka ay soo galeen dalka iyagoo isticmaalaya taaktiko ah in Madaxweynaha Soomaaliya uu doonayo inuu shacabka Soomaalida iska dhiso si loo doorto mar kale.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: