Calendar

Kulan ay maanta soo qaba qaabiyeen ururka isku taga dhalinyarada soomaaliyeed oo muqdisho ka dhacay. 17 jun 2011

dahab 5Kulankaan  waxaa maanta soo qaba qaabiyeen ururka isku taga dhalinyarada soomaaliyeed isla markaasna ay ka soo qey galeyn qeybaha kala duwan ey bulshadda waxaana gobjoog ka ahaa mudanayaal ka tirsan barlamaanka dowlada kmg soomaaliya ugu horeyn kulankaas waxaa ka hadlay c fitaax xasan cali oo ka mid ah masuulinta ururka isu taga dhalintyarada soomaaliyeed

C/fitaax xasan  Wuuxuna halkaasi ka soo jeediyay qudbad dheer  oo tabaneysa marxalada gala guurka ee lugu jiro  waxa uuna ka codsaday mudanayasha barlamaanka iney mel mariyaan go,aankii ka soo baxay r/ wasaaraha soomaaliya oo ku adanaa inaan shacabka uu tixgilaya shaqadana aan ka tagi doonin ilaa barlamaanka diro shaqada shacabka waxey si buxda isha ugu hayaan barlamaanka rajada ay qabaan ay tahay in shaqada uu siihayo farmaajo

Wuxuu codsi u soo jeediyay mudanayaasha barlamaanka ay badbaadiyaan shacabka soomaaliyed wuxuu  sheegay in la ansixiyo r/wasaaraha iney dhalinyaro badan uu isaga ka mid yahay uu dalka ka tahriibi doono  hadii aad sameyn weysaan wax shacabka dan u ah wexee ku imaankartaa idinka oo ka shaqeya  danta shacabka soomaaliyeed.

Intaas kadib waxaa hadalkii qaatay Pr. xildhibaan max,ed xuseen ilka dahab oo sheegay go,aanka kama danbeesta ah ay leeyihiin shacabka soomaliyeed wuxuu usoo jeediyay iney maanta soomaaliya Qatar ku jirto una bahaanyahay in la badbaadiyo wuxuuna ka codsaday iney midowbaan ayna gacmaha isqabsadaan .

dahabXildhibaan caasha axmed cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha barlamaanka kmgsoomaaliya oo kulankaas ka qeyb gashay ayaa hadalkii qadatay wexena sheegtay hishiiskii kampala in bada lugu daro wexeyna xustay in shacabka ay u taalo arintaas wexey ka yelayaan balse barlamaanka ay matasho manaba an aqbali doonin hishiskaas.

Kulankaas ay maanta ay ku kulmey ururka isku taga dhalinyarada soomaaliyeed iyo qar ka mid ah mudanayasha barlamanka kmg ee soomaaliya ayaa inta badan waxaa diirada lugu saaray hishiskii kampala iyagoo mujiyay sida ay ugu soo horjedaan hishiskaas .

 

dahab 4dahab 3qqXafiiska wararka bartamaha:muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: