Calendar

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmayo jaaliyadda Somalida Kenya

Madaxweynaha Somaalia xasan sheekh maxamud ayaa lakulmi doona Jaalida Somaalida ku nool dalka kenya gaar ahaan kuwa ku dhaqan  magaalada nairobi Sida uu inoo xaqiijiyay safiirka Somaalia u fadhiya kenya Maxamed Nuur Cali Ameeriko.

Kulankaan uu manta madaxwaynaha la qaadan doono jaaliyada Somaalida ku dhaqan kenya ayaaa   Waxyaabaha ugu waaweyn  inay tahay inuu warbixino kooban kasiiyo xaaladaha dalka  iyo halka ay wax u marayaan Dowladda Soomaaliya.

Socdaalka uu Madaxweynaha ku jooga Magaalada nairobi ayaa kusoo beegmayo xili Somaalida badan ee ku jiraan xabsiyada Dowlada Kenya kuwaasi oo loo qabqabtay Qaraxyo ka dhacey Qeybo kamid ah Xaafada islii ee magaalada Nairobi.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: