Published On: Wed, Dec 5th, 2012

Puntland iyo Al Shabaab oo is dagaalay

Share This
Tags

Wararka ka imaanayo gobolka Bari eek a tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in weerar xoogan xalayto lagu soo qaaday xero ay lahayeen ciidamada Puntland.

Weerarka ayaa ka dhacay Sugurre oo 45-km dhinaca Koonfur-galbeed kaga beegan degmada Boosaaso halkaas oo dagan yihiin ciidamo Puntland, waxana kusoo qaaday kooxo ka tirsan Al Shabaab oo ka yimid Buuraleyda Gollis.

Dagaalka ayaa dhex maray labada dhinac kaas oo socday muddo ku dhaw 2-saac, waxana la sheegayaa iney ku dhinteen Afar kamid aheed ciidamadii dagaalamayay halka tiro gaaraysa 7-kalane ay dhaawacmeen.

Ciidamo kale o oak tirsan Puntland oo gurmad ahaa ayaa qarax loo galiyey wadada lala eegtey, iyadoona ay ku dhinteen 5-askari halka 2-kalane ay ku dhinteen isbitaalka way nee Boosaaso oo loola soo cararay.

Maamulka Puntland ayaa bilihii ugu danbeysay waxa uu sheegayay iney firxad badan oo ka tirsanaa kooxda AL Shabaab ay imanayaan deegano hoos taga Puntland isla markaane ay halkaasi isku kooxeysanayaan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";