Calendar

Shirka wada tashiga Arrimaha soomaaliya oo 3 galabnimo xilliga muqdisho furmay.

shirka (3)Shirka wada tashiga arrimaha soomaaliya ayaa dhawaan ka furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho

Madasha shirka ayaa soo xaadiray madaxdii shirkaas lugu casuumay sida wafuud uu horkacaayo ergeyga gaarka ee qaramada Midoobey Agoustin Mahiga iyo Mark Bowden ayaa shirka iyana ku sugan sidoo kale waxaa ka qeyb galaya Xubno ka socda Beesha Caalamka, qaar ka mid ah safiirada dalalka deriska la ah soomaaliya iyo maamulada dalka ka jiro.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shirka furay, isagoo ka hadlay ajandahah shirka, sidoo kale waxaa uu ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka. Warkaas oo dhamestiran waxaad la socondontaan saacadaha soo socda iyo muqaalka shirka sida uu ahaa

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: