Calendar

VIDEO: Mudaharaad weyn oo ka dhacay ciyaar kulul oo dhex mareysay Senegal & Ivory Coast

Isreebreebka ciyaaraka Africa Cup of Nations ee sanadka 2013 ayaa waxaa wada ciyaarayey dalalka Ivory Coast iyo Senegal laakiin is afgaranwaa ka yimid dhanka taageerayaasha dalka Senegal ayaa sababay in garoonka uu mudaharaad ka dhaco oo ay gaartay in ciyaartoydii garoonka ku jirtay ay dirqi ku baxsadaan.

Xiriirka Ciyaaraha Senegal ayaa la filayaa in Ganaaxyo culus ay kusoo socdaan.

Daawo wixii ka dhacay garoonka.

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Sports, Wararka Maanta.
« »

Comment: