Calendar

Video: Xasuuqii shalay ka dhacay dalka Syria oo ay kasoo baxeen sawirro muujinaya in la isticmaalay hub kiimikaal ah

syria-chemical-weapons.si_Waxaa shalay dalka Syria ka dhacay mid kamid ah xasuuqyadii ugu darnaa ee waddankaasi ka dhaca intii uu socday dagaalka sokeeye.

Dad lagu qiyaasay 1300 oo qof ayaa ku dhintay weerarkan halka kumannaan kalana ay ku dhaawacmeen.

Halkan ka daawo. Haddaadan xamili karin ha daawan muuqaalkan.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: