Author Archives: dhansuge

Ruushka oo ku eedeeyay aalada internetka inay u adeegto CIA-da Maraykanka

Madaxweynaha dowladda ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in aalada internet sitoos ah ugu adeegto hay’adda sirdoonka maraykan ee CIA-da , dhinaca kale Vladimir Putin ayaa shacabka wadankiisa uga digay inay sirahooda ku kayd sadaan ciwaanada google-ka ee loo yaqaan Gmailka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne xasan sheikh oo amaan darada muqdisho dusha ka saaray laamaha amaanka dowlada somalia

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cadeeyey in habacsanaanta Ammaanka ee ka  jirta Magaalada Muqdisho ay Mas’uul ka yihiin Laamaha Amaanka dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha oo Xalay Casho Sharaf u sameeyay Ergadii ka qeybgashay Shirkii Amniga ee Muqdisho lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raisul wasaaraha Somalia oo safar ku kala tagi doona dhowr wadan oo ay kamid yihiin..

Bisha May bilow geeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo oo uu ku aadayo Wadamada Dariska qaarkood iyo Puntland, Sida ay warka ku heleen Howlwadeenada warbaahinta bartamaha.   Raysal wasaare Cabdiwali Shiikh wuxuu 3 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qorshaha qaramada midoobay iyo rajada 2016 wadanka somalia

Wakiilka gaarka ah ee uqaabilsan qaramada Midoobay Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya uu iminka marayo iyo taageerada dowlada Soomaaliya ay siiyaan. Nicholas Kay, ayaa sheegay in Alshabaab ay iminka ay sii yaraanayaan aysana awoodin inay la dagaalamaan ciidamada AMISOM … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaafada heliwaa ee magalada muqdisho oo dagaal culus ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaeya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhaxeeya ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa alshabaab, dagaalka ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu sababay dhimashada qof shacab ah oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo ka tirsan al-shabaab oo soo dul dagay magalada baydhabo ee gobalka bay

Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay ayaa waxa laga soo sheegayaa in magaalada meel anan ka fogayn ay soo gaareen ciidamo fara badan oo ka tirsan xarakada al-shabab soo gareen halkaasi, Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa doonaya inay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar lagu qaadey saldhig ciidamada booliska kenya ay kuleeyihiin xaafada islii iyo askar ku dhimatey

  Fiidnimaddan caawa ayaa waxa uu qarax wayn ka dhacay aaga hore ee Saldhigga Bilayska ee xaafada Pangani oo ku dhow Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi. Qaraxaani ayaa waxa uu ka dhashay gaari laga soo bixiyay miinooyin oo la doonayey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xerada Dhadhaab oo lagu dhaawacay dad u shaqaynayay hay ada qaxootiga aduunka

  Maanta galinkii hore ayaa kooxo hubaysan waxaa ay wadada u galeen gaadiid ay lasoc deen shaqaale u shaqaynayay hay ada qaxootiga adun ka ee UNHCR. Shaqaalahan oo kusii socday xero kamid ah xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan kumanaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raisul wasaare Cabdwali oo soo gaba gabeyey shirkii amiga ee somalia

Ra iisul waraahada dowlada fedaralka somaalia Abdiwali sheikh axmad ayaa maanta soo gaba gabeyey shirwaynihii looga hadlayay amniga somalia ee kasocday magalada muqdisho, shirkani ayaa socday mudo sadex maalin ah Shirka ayaa waxaa lasheegay in qaybtiisa hore ay ergada ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

ciidanka Asluubta dowlada Somalia oo manta gaadiid loogu loogu deeqay

Munaasabad balaaran oo maanta muqdisho lagu qabtey ayaa Ururka iskaashga islaamka ee (O.I.C)  uu ku gudoosiiyay gaadin laba ah ciidamada asluubta Somalia, gadiidkan ayaa kala ahaa gaadidka caafimaadka ee  Ambulance iyo midka biyahah lagu qaado, munaasabadani oo ay cidamada asluubta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxwaynaha suuriya Bishar Al Asad oo ku dhawaaqay doorasho iyo wadama kaso horjeestey doorashadaasi

Dowlada maraykanka ayaa sheegtey in doorashada ka dhici doonta dalka suuriya 3 da bisha june ee sanadkan inay tahay mid ana saxnayn oo qiyaano ah, Xukuumada maraykanka ayaa ku tilmaamay doorasho uu dhawaan ku dhawaaqay madaxwaynaha suuriya ee bisher al … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Abdiweli Gaas oo soo afmeeray socdaalkiisii shaqo ee deegaanada Mudug

Madaxwaynaha dowlada puntland DR Abdiwali gaas oo socdal kumarayay qaar kamid ah deegaanada gobolka Mudug  ayaa manta si rasmi ah u kala diray gabi ahaanba maamulkii  gacanta ku hayay dagmooyinka goldogab iyo jariiban, DR abdiwali gaas aya mar uu ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan labaad oo lagu dilay Moqdisho maanta

  Mudane ka mid xildhibanada dowlada Somalia  oo lagu magacaabi jirey  Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux , ayaa waxa manta galinki hore  lagu dilay dagmada  dharkayn lay gaar ahaan xafada Dabakaya  madow oo kamid ah xafadaha ay ka kooban tahay dagmada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxwayne xasan sheikh oo muqdisho kusoo dhawayay madaxwayanaha BurundiH.E. Pierre Nkurunziza

Madaxweynaha dowladda  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu kusoo dhaweyey magaalada muqdisho Madaxweynaha Brundi, H.E. Pierre Nkurunziza, madaxwayne xasan sheekh oo kahadlay goobta ayaa yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah ka qaateen horumarka isbedelka Somalia.” Madaxweynaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab oo sheegtay inay soo bandhigi doonaan maydka Sarkaal sare oo ka tirsanaa AMISOM

Ayadoo ay 19 kii bishan april dagaal culus oo dhaliyay qasaaro dhimasho iyo dhawac magaalada Buulo burde ee gobalka hiiran oo ahayd dagmooyinkii ugu danbeyey ee laga qabsadey xarakada al-shabab ayaa sheegatey inay dagalkasi ku dileen saraakiil sare sare oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirweyne Qaran oo lagu gorfaynayo arimaha amniga dalka oo ka furmay Muqadisho

Sida xafiiska Bartamaha ee caasumada Soomaaliya kusoo waramayo, waxaa maanta ka furmaya Muqdisho shirweyne Qaran kasoo ka qayb galayaan ergooyin ka kala socota dalka guduhiisa iyo dibadiisaba. Shirkaan ayaa waxaa lafilayaa inuu furi doono madaxwayne xassan sheikh maxamud waxaana shirkan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dad maydad kooda biyaha laga soo helay kadib markii uu ladagay markab ay saarnaayeen

Hawlgalka lagu soo saaraya meydadka rakaabkii saarnaa markabkii arbacada degay ayaa wali socda.   Qaraabada tiro kor u dhafeysa 250 qof oo raqdood iyo ruxoodba layaway kadib markii uu la dagay markab ku dhex dagay biyaha bada malintii arbacada Markabkan … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta | Leave a comment