Author Archives: dhansuge

caasimada puntland oo lagu qabtey kulan looga hadlayo tahriibka

Kulan wacyigelin ah oo looga hadlayay haliska tahriibka oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Kulanka ayaa loo qabtay qaar ka tirsan dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hooyo Ubax Mohamed Abdulle oo dhashay Wiil Rabbi ka badbaadiyey Diyaarada oo loo qaadayo wilkeeda

Hooyo Ubax Mohamed Abdulle oo dhashay Wiil dhawaan uu Rabbi ka badbaadiyey Diyaarad isaga kala gooshaysay magaallooyin ku yaalla dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa inay dib ula midowdo wiilkeeda iyo carruur kale oo ay dhashay, kuwaasi oo haatan aabahooda kula … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

al-shabaab oo shidaal ka shubatey booyad biyo u waday deegaano biyo la aan loogu leday

wararka naga soo gaarayo gobalka hiiraan ayaa sheegayo in halkaasi ay ka dhacday dhacdo yaab iyo amakaag leh kadib markii dad u baaba ay biyo la aan booyad biyo laagu diray ay ciidamo katirsan al-shabaab ay ka shubteen shidaalkii booyadu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

banaan baxyo waawayn oo ruxay magalada baladxaawo ee gobalka gado

banaan baxyo wawayn oo ay iskugu imadeen bulshada reer baladxaawo ayaa malinimadi shalay ka dhacay magaalada baladxaawo kaaso lagu taageerayay nabad galyada laguna dalbanayay in la adkeeyo amaanka dagmadaasi iyo wada noolaashaha bulshada gobalka gado, Bannaanbaxa waxaa soo qabanqaabiyay qeybaha bulshada, … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

qaramada midoobay oo rajo fiican ka qabta qabashada doorashoada somalia ee 2016ka

ergayga gaar ka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha somalia Nickoles kay ayaa sheegey inuu rajo fiican ka qabo doorasha somalia ka dhicidoonto labada kun iyo lix iyo tobanka doorashadasi oo uu sheegey inay u dhici doonto qaab ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowlada Somalia oo xukuumada Kenya baaq u dirtey

Raisul wasaaraha dowlada Somalia, ABdiwali Sheekh Axmed waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Somalia u jooga dalka Kenya, Ambassador Mohamed Ali Ameriko, oo ay kaga hadleen xaalladihii ugu dambeeyey ee ay ku sugan yihiin dadka Soomaalida ee ku nool dalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

wasaarada amniga somalia oo barlamanka ka dalbatey meelmarinta sharciga ladagalanka argagixisada

Wasaaradda wasaarada amniga Qaranka ayaa cadeyey in ay ka go’antahay sugidda nabadgelyada dalka, sido  kalena sheegatay in Baarlamaanka ay mardhow u  gudbin doonto sharciga ladagaallanka argagixisada. Wasiirka Amnniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shalay ka jawaabayay … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

raisul wasaaraha somalia oo booqdey wasaarado kamid ah xukuumaddiisa

raisul wasaare Abdiwali sheekh ayaa maanta kormeer shaqo ku kala bixiyay dhowr wasaaradood oo kamid ah xukuumaddiisa, rasulwasaaraha ayaa waxaa uu warbixino ka dhagaystay howl wadeenada wasaaradahaasi oo kala ah wasaarada boostada iyo isgaarsiinta, wasaaradda tamarta iyo biyaha iyo wasaaradda macdanta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

wasiirka arimaha dibada soomaalia oo gaaray Tunisia

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ah  Wasiirka arrimaha dibadda dowladda  Soomaaliya,   iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta kadagey magaalada Tunis ee caasimadda wadanka Tunisia. wafdiga wasiirka arimada dibada somalia oo uu kamid yahay wasiirka maliyada somalia Xuseen Cabdi Xalane. ayaa waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

shir dib u hishiisiin ah oo markale ka furmay magaalad kismaayo

maanta ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose waxaa si toos ah ooga bilaabmay qayb tii labaad ee shirka dib u hishiisiinta bulshada ku dhaqan gobalada jubooyinka iyo gado Shirka oo socon doona 15 cisho ayaa waxaa soo qabanqaabiyey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka somalia oo su’aalo waydiiyay Wasiirka Amniga qaranka

Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaa kalo fadhiyay kulankaasi  Guddoomiye ku xigeennada Koowaaad iyo Labaad ee Baarlamaanka ayadoo Ajandaha Baarlamaanka qeybta hore uu ahaa dhameystirka dooda la xiriirtay Miisaaniyadda sanadkan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Somalia oo ciidamo qaas ah loo toba barayo

Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Amb. Nicholas Kay ayaa shaaca ka qaadey in wadanka Somalia loo tobabarayo ciidamo qaas ah oo si gaar ah u tobabaran, ciidamadaan ayuu kay sheegay inay gaarayan tiradooda 10500 oo askari , Kay ayaa … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo Dowladda dhaliilay

Kulankii ay maanta xildhibaanada barlamaanka dowlada fedarealka ah ee Somalia ay wada qaateen ayaa waxaa looga hadlayay dhowr arimood oo ay kamid ahayd miisaaniyada sanadka 2014 oo barlamaanka horey u wadeen xildhibaanada kulanka ayaa ahaa laba qayb oo qaybta hore … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kuwait oo maalgalin doonto dhulka puntland

Dowladan goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in dhowaan uu billaabandoono howlaha fulinta mashaariic lagu dhisayo garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe iyo jaamacadda degaanka Baran ee gobolka Sanaag. Wasiirka maaliyadda dowlada Puntland, mudane Shire Xaaji Faarax oo maanta warbaahinta bartamaha kula hadlay magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

diblamaasiyiin uu kamid yahay qunsulii safarada somalia ee kenya oo xabsiga la dhigay

ciidamada Booliska dowlada  Kenya  ayaa Hawlgal ay  ka sameeyeen xaafada Helingam ayay xalay kusoo qabteen qunsulki safaarada Soomaaliya u joogay dalka Kenya Siyaad Max;ud Shire. Mudane Siyaad ayaa la geeyey saldhiga booliska Kalimaani halkaas oo su’alo ay ku weydiiyeen ciidamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

askarta uganda oo rafaad dheer u mara ka mid noqoshada ciidamada amisom ee somaliya jooga

Madaxda ciidamada Milliteriga dowlada Uganda ayaa dabag galo ku haya kadib markiii la sheegay inay Taliyayaasha Ciiddanka  AMISOM soo xulo ay lacago ku xiraan Ciiddamadda si loogu oggolaado inay ka mid noqdaan Guutooyin cusub ee loogu talagalay in la geeyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha gobalka hiiran oo ka hadlay biyo la’aanta ba’an ee ka jirta gobalkaasi

Gudoomiyaha maamulka dowlada fedaralka ah ee soomaalia ayaa ka hadlay biyo la’aan ba’an oo soo wajahday deegaano ka tirsan gobalka hiiran iyo galgaduud Duqa degmada Beledweyne Cumar Aaden Ibraahim oo la haday warbaahinta bartamaha  ayaa qiray in xaalad biyo la’aan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo gacanta kuso dhigtey mulkiilihii lahaa garigii lagu qarxiyay xarunta booliska bangaani

Ciidamada booliska dowlada Kenya ayaa sheegey inay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan mulkiilihii lahaa gaarigii hameen hore lagu qarxiyay xarunta ciidamada booliska ee xaafada ay soomaalidu dagto ee islii (Pangani Police Station). Mulkiilahaan lasoo xiray ayaa lahaa gaarigii lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada qaaska ah ee (EASF) oo soomaalia ka howlgali doono dhamadka sanadkan 2014

Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka geeska Africa ee Rwanda, Uganda, Kenya, Burundi, Comoros, Djibouti, Ethiopia, Seychelles, Somalia iyo Sudan Ayaa kulan ay maalinimadi shalay ay ku yeesheen Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. ku soo dhamaaday  , Kulan kan ayaa waxa wada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisado colaadeed oo ka jirto magaalada taleex iyo ciidamo laba dhinac kaga soo wajahan

Wararka naga soo gaarayo dagmada taleex ee Gobolka Sool Ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland ay soo dageen duleedka degmda talleex ee gobalka sool Dadka ku dhaqan deegaanka ayaa xafiiska warbaahinta bartahamada ee  Magaalada Muqdisho u xaqiijiyay  in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment