Author Archives: dhansuge

gudoomiyaha gobalka gedo oo ka bad baaday isku day larabay in lagu dilo

wararka naga so gaaraya gobalka gado ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolkaasi Maxamed Cabdi Kaliil uu ka bad baaday qarax miino oo ka dhacay degmada Buurdhuubo, iyadoo ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah ilaaladiisa. sido kale Wararka ayaa sheegaya in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka John Kerry, oo kulan la qaatey madaxwaynaha somalia

Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa halkaasi kulan xaas xaasi ah kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan. Madaxweynha somaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

xoghayihii hore ee gobaka banaadir oo maanta muqdisho lagu dilay

Cabdikaafi Hilowle Cismaan oo ahaa Xog-hayihii hore ee gobolka Banaadir, ayaa maanta ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay magaalada Muqdisho, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay walaalkiis, Xasan Hilowle. Qaraxan oo ahaa mid lala eegtay gaariga Cabdikaafi ayaa waxaa uu ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxwaynaha maamulka galmudug oo maanta magacaabey gudi baara abaaraha ka dilaacay gobolkaasi

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)  oo ah Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta magacaabay guddi qiimeyn ku sameeya abaaraha laga soo sheegayo deegaanno hoos taga maamulka. Guddigani uu magacaabey madaxwaynaha galmudug  ayaa  gaaraya 17 xubnood oo isugu jira xildhibaanbo, wasiirro ka tirsan maamulka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

magaalada muqdisho oo maanta lagu xusay maalinta xoriyada saxaafada aduunka

hay’ada caalamiga ah ee  Relief International ayaa maanta sheegtey inay dooneyso inay tayada saxafiyiinta soomaaliyeed kor u qaado hay’ada oo  sheegtey inay la kaashan doonto jaamacadaha muqdisho university iyo nairobi university dhinaca kale Bashiir Maxamed oo hay’addaasi u qaabilsan koonfurta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxwaynaha dowlada soomaalia oo ka hadlay qunsulka kenya u magaacowday magaalada kismaayo

madaxwayne xasan sheekh maxamud ayaa ka hadlay qusul ay dhawaan dowlada kenya u soo magaacabatey magaalada kismaayo  xarunta maamulka KMG ee juba uu ka arimiyo Madaxweyne Xasan oo  su’aal arrintan ku saabsan lagu weydiiyey munaasibaddii uu shalay  kaga hadlayey xaaladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowlada fedaraalka somalia oo doonayso inay dibu habayn ku sameyso shaqaalaheeda rayidka ah

dowlada fedaraalka ah ee somalia ayaa sheegtey in ay wado qorsho ay doonays in ay ku hormariso shaqaalaha dowlada dowlada oo sheegtey inay la kaashanayso wadamada hormarey ee daneeya arimaha somalia iyo hay’adaha caalamiga ah dinaca kale Madaxweynaha dowladda  Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dowlada somalia oo sheegtey in ay hishiis dhex dhigtey maamulada somaliland iyo puntland

madaxwaybe xasan sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladiisu qayb adag ka qaadatey dajinta xaalada colaadeed ee ka dhalatey dagmada tallex ee gobalka sool dinaca kale madaxwaynaa  ayaa tilmaamay in wadahadallo la xiriira arrintaas ay dowladda la gashay maamullada Somaliland iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

maamulka dagmada Cabdicasis ee gobalka banaadir oo howlgaliyay dhalinyaro amaanka dagmada ka shaqayso

maamulka dowlada ee ka dhisan dagmada Cabdicasiis ee gobalka banaadir oo bilaabay dadaalo saaid ah oo laggu xaqiijinayo amaanka dagmadaasi Guddoomiyaha cusub ee dhawaan loo soo magacabey degmadaas Cismaan Muxyadiin Macallin ayaa dhallinyaro isugu jirta wiilal iyo gabdho u abaabulay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

magaalada baladwayne oo aad loo adkeyey

Duqa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim ayaa sheegay in la doonayo in la adkeeyo ammaanka magaalada. Cumar oo u warramay warbaahinta bartamaha ayaa sheegay in kulamo uu la yeeshay laamaha ammaanka iyo qeybaha kala duwan ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

wasiir kamid ah wasiirada maamulka Galmudug oo lagu weeraray howgiisa

wasiirka warfaafinta maamulka galmudug ayaa waxaa xalay gurigiisa weeraray kooxo hubaysan oo anan haybtooda la garanayn, wasiir Xassan abdulqaadir xasan ayaa kusugnaa howgiisa marka la soo weeraray. guriga Wasiirka oo ku yaala xaafada Garsoor, ayaa waxa uu iska caabin kulul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

qarax saaka lala eegtey mid kamid ah macalimiinta jaamacada Horseed ee magalada muqdisho

wararka naga soo gaarayo magaalada muqdisho ee caasimada somalia ayaa sheegaya in halkaasi qarax ka dhacay , qaraxani ayaa la sheegay in saaka laga maqlay gudaha jaamaca horseed ee magaalada muqdisho qaraxaani ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday hal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

howl gal balaaran oo dad lagu soo qabqabtey oo laga fuliyay dagmada yaaqshiid

ciidamada dowlada somalia iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa maanta galinkii hore howlgalo balaaran ka fuliyaya xaafa mid dagmada yaaqshiid ee gobalka banaadir howlgaladaani oo lagu baadi goobayay kooxo danbiilayaal ah ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyay  xaafadaha waqooyi ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

xaalad biyo la’aan oo laga soo sheegayo deegano ka tirsan gobalka galguduud

ayado ay dhawaan  ahayd markii tiro kor u dhafeysa 11 qof ku geeriyoodeen xadka labada gobal ee  Galgaduud iyo Hiiraan oon iyo haraad darteen ayaa  hadana waxaa biyo la’aan ba an laga soo sheegayaa deegaanka xeraale oo ka tirsan gobalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

somalia oo laga xusayo maalinta shaqaalaha adunka

ayado ay maanta ku beegantahay malinta shaqaalaha aduunka ayaa waxaa maanta magaalooyin katirsan somalia laga xusayaa maalinta shaqaalaha aduunka , dhinaca kake gudoomiyaha barlamaanka somalia porf; maxamad cisman jawaari ayaa u hambalyey shaqaalaha guud ee somalia asagoo sheegay maalinta maanta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

gudoomiyaha cusub ee dagmada caabudwaaq oo xilkii la wareegey iyo madax badan oo kaso qayb gashay xilwarejintasi

magaalada caabudwaaq ee gobalka galgaduud ayaa waxaa maanta xilkii kula wareegay gudoomiyaha cusub ee dagmada caabudwaaq loo soo magacaabay, ayadoo xaflada xilwareejinta ay kasoo qayb kaleen guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee maamulka dowladda Soomaaliya, guddoomiyeyaasha degmada Dhuusamareeb iyo deegaanka Balanballe, taliska xerada 21-aad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

wadan kamid ah wadamada islaamka oo lagu soo rogtey xukunka shariga islaamka

boqorka wadanka Brunei Xaaji Xasanal Bolkiah aya wadankiisa kusoo rogay xukunka shariciga islaamka , sido kale boqorka ayaa sheegey in  wadankaasi  hada kadib  lagu xukumi doono sharciga islaamka si buuxdo ayadoo qofkii wax xataa laga goyn doono gacanta iyo lugta lana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dagmada bacaadwayn oo shuban biyoon ka dilaacay iyo caruur ku geeriyootey

wararka naga soo gaaraya dagmada bacaadwayn ee gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ku geeriyooden caruur gaareysa sadex kuwa kalena ay aad u liitaan ka dib markuu dagaankaasi ka dilaacay cudurka shuban biyoodka gudoomiyaha gagmada bacaadwayn Maxamed Saciid Axmed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

askar ka tirsan ciidamada amaanka ee maamulka juba oo lagu laayay magalada kismaayo

wararka naga soo gaarayo magaalada kismaayo ayaa sheegayo in hameenimadi xalay kooxo hubaysani ay dil u gaysteen sadex askari oo ka tirsan ciidanka amaanka ee maamulka KMG ee juba dad goob joogayaal ah ayaa u sheegey warbaahinta bartamaha in askartaasu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

gaari rakaab wada oo ku qarxay dagmada dhabad iyo dad ku leday

wararka naga soo gaaraya Deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ku sheegayaan in uu gaari ka mid ah kuwa rakaabka qaada uu haleelay Qaraxka dhacay Wado uu ku socday, Qaraxa ayaa ahaa Kuwo Haraadi ah oo Dagaaladii u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment