Calendar

Daawo Sawirrada Dawlada Turkiga oo dib u dhis ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya

Dawlada Turkiga ayaa dayactir ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya.

Turkigu waxay horay u ballanqaadeen inay dhisayaan wadooyinka iyo xarumaha muhiimka u ah dawlada Soomaaliya, markii Soomaaliya uu booqashada ku tagay Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga Rajjab Tayib Erdogan oo ah masuulkii ugu horreeyay ee Soomaaliya booqday xilligii abaaruhu ay ku dhufteen.

Qaar kamid wasiirrada Dawlada Soomaaliya ayaa booqday wadooyinkaas oo uu ka socdo dhisme dib loogu dayactirayo.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: