Calendar

Dagaalo ka dhacay Kismaayo

Wararka Ka imaanayo magaalada kismaayo ayaa waxa lagu soo waramayaa in dagaal gudaha magaalada ku dhex maray Maleeshiyo Isbaaro dhigatay iyo Mamulka ku arimiyo Kismaayo ee Raas kambooni.

Ciidamada Raskambooni oo weerar ku qaaadey maleeshiyadaan oo isbaaro dhigtay dhacay xaafada Calanleey gaar ahaan halka loo yaqaan dalcada Kismaayo.

Lama hubo Qasaaraha ka dhashey dagaalkaan wallow wararka qaar sheegayaan in dhimashadu tahey 4 Qof halka dhaawacana lagu sheegay 10 qof .

Xaalada ayaa iminka waxa ay tahay mid dagan waxaana ciidamada Raaskambooni  ay ku sugan yihiin halka isbaarada ay ka qaadeen.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: