Calendar

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Ra’iisul-wasaare

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ra’iisul-wasaare u magacaabay Cadi Faarax Shirdoon Saacid.

Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waa nin ganacsade ah oo saldhigiisu yahay magaalada Nairobi.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa magacaabista ra’iisul-wasaaraha kaga dhawaaqay xaflad haatan ka socota xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Cabdi Faarax waxaa uu madax u ahaa madal lagu magacaabo Rajo oo bilowgii sannadkan looga dhawaaqay Nairobi, wuxuuna qabaa oo seygeeda yahay Caasho Xaaji Cilmi oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale ka mid ah haweenka si weyn ugu ololeeya nabadda iyo xuquuqda dumarka.

__

VOA

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: