Published On: Tue, Dec 25th, 2012

Maxaa Sababa Naceybka Sodohda Loo qaado

Share This
Tags

Sida aad Mowduucaba ka aragtaan waxaan jeclnahay inaan Diirada ku saarno Sababaha keena in Hooyada dhashay wiilka ( Sodohda ) Naceyb loo qaado taasoo Soomaalida ku badatay waayahaan.

In sodohda La naco waxay ku timaad qodobo badan mana lasoo wada koobi karo astaamaha lagu naco Hooyada wiilka dhashay , Balse waxaan jecelnahay inaan soo bandhigno Muhiimadaaas.

Badanaa Gabadhu waxay ku nacdaa Sodohdeeda waxaa ugu weyn in lala dajiyaa ama la ag dajiyaa , taasoo keenta Xisaabtan iyo toos toosin lagu sameeyo gabadha.

Waqtigii ay gabadhu joogtay guriga hooyadeed waxaa loola dhaqmi jiray ineey caruur tahay balse Guri ay iyadu leedahay markeey dagto waxay ku fakaraysaa ineey yeelato Guri gaar u ah iyada , Hooyada wiilka dhashayna waxay isku dayaysaa ineey Saacido oo ay guriga la maamusho.

Gabadhu waxay durababa dareemeysaa iyadoo ku fakaraysay ineey kasoo gudubtay gurgii ay Caruurta ka eheed imaatayna Guri ay xor u tahay in ay Hooyadu wiilku hadana la maamusho Gurigeeda taasna waxay keentaa in Gabadhu ay ku nacdo Hooyadaas erey joogta ahna ka keento

Way badan yihiin Waxyaabaha lagu naco Hooyada wiilka dhashay (SODOHDA ) balse gabadh walbo waa mid si gaar ah u qabsata , Shabakada Aduun.com oo Akhristayaasheedu qibrado kala duwan uleeyihiin mowduucaan ayaan jeclahay inaan fursad isiiyo sii dhamaystirka Maqaalkaan & Fikradahooda ku aadan Naceybka Sodohda iyo Gabadha u dhaxeeya.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";