Calendar

Puntland oo sheegtay inay talaabo militari ka qaadayso Somaliland

BARTAMAHA – Gollaha wasiirada Dowlada Puntland oo maanta isugu yimid shirkoodii khamiislaha ahaa ayaa war saxafadeed kasoo saaray tallaabada ay ciidamada Somaliland ku qabsadeen maanta degmada Taleex oo katirsan gobalka Sool.

Warsaxafadeedka ayaa lagu cadeeyay in dowlada Puntland ay diyaar utahay inay difaacato xuduudeheda, islamarkasna talaabo kaqaado cidkasta oo kusoo xadgudubta.
war-saxafadeed

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: