Calendar

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ugu baaqay dowladda Syria in ay joojiso gumaadka ay ku hayso dadka rayidka.

88888888888Jiddah (www.Bartamaha.com):- Xoghayaha guud ee ururka Iskaashiga Islaamka Ekmeleddin Ixsanu Ooglo ayaa war qoraal ah oo u ka soo saaray magaaladda Jidda ee dalka boqor tooyadda sucuudiga ayaa waxa uu ugu baaqay maamulka Syria in joojiyaan dilalka.

Waxa kaloo uu sheegay in ay diyaar u ahayn OIC iney fara galin ku sameeyaan dowladda ama ka jiraan lacagaha.

Ixsanu Ooglo ayaa sheegay in xiriir toos ah la sameeyay masuuliyiinta sare ee dowladda Syria oo ku jirro wasiirka arrimaha dibadda Walid Al-Muallem,

Dowladda Ruusha ayaa ka soo horjeesatay cunaqabteenta midowga yurub ay ku soo rogtay dowladda Syria.

W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: