Calendar

Al-shabaab oo Qof ku gooracey Degmada luuq

Kooxda Alshabaab ayaaa nin ay ku sheegeyn in uu basaas u ahaa Ciidmaada dowlada Fedaralka somaalia ku gooracey degmada luuq ee Gobalka gedo.

Ninkaan ee gooraceyn Alshabab ayaa ahaa xoolo Raacato dadka reer u ilaalin jiray Xoolahooda ugu ilaalin jiray Deganka Yurkud ee ka tirsan degmada luuq

Kooxdii ka tirsan Alshabaab ayaa isaga cararey Goobta ay ku gooraceyn Ninkii xoola ilaalinayey ,waxaana goobta falkan ka dhacey tagey Ciidamada Dowlada kuwaasi oo halkaasi howl galo ka fulinaayo.

Kooxda Alshabaab oo cadaado ka dhigtay in ee daadiyaan Dhiiga umadda Somaaliyeed ayaanan aheyn marki ugu horeysay oo ay fal cuucaan oo kale sameeyaan waana dhacdo aad u foolxumo ah oo ay had iyo jeer ee kula kacaan Umadda Somaaliyeed.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: