Calendar

Wasiirka Gaashandhiga iyo Safirka Jamacadda Carabta oo wada kulmey

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada faderaalka Somaaalia C/xakiim Maxamuud Xaaji  ayaa manta Kulan kula qaatey xafiiskiisa Safiirka somaaliya u fadhiyada Jaamacadda Carabta Ambassador Maxamed Cabdalla Idiris, Kulankaan ayaa ku saabsanaa  sida ay Jamaacada carabta door muhiim ah uga qaadan laheyd  qaadista xayiraadda dhanka hubka ah ee saaran Soomaaliya

Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji  oo Kulanka kadib ka warbixiyey waxyaabihii ay kawada hadleyn  safiirka Jamacada carabta u fadhiyo Somaalia ayaa waxa u sheegay in uu kala hadlay sida ay  Jamacada carabta ah door u muhiim ugu qeyb qaadan Amniga iyo Xaasiloonida dalka Islamarkaana garab ay kasiiyaan xayiyaarada dhanka hubka ee seeran Dalka Somaalia .

Sidoo kale Safiirka Jamacadda Carabta ayaa sheegay in in amniga Soomaaliya uu muhiim u yahay amaanka jaamacadda Carabta ,isagowna dhanka kale sheegay in jaamacadda Carabta ay ka qeybqaadan doonto  dib u dhiska ciidamada qalabka sida gaar haan xoogga dalka iyo taakuleyntooda.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: