Author Archives: Xusni

Gaadiidleyda Dekadda Muqdisho oo Banaan Bax cabasho ah ka dhigay Muqdisho

Gaadiidleyda Xamuulka ee ka howl gahsa dekadda Maagalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay Banaan bax ballaaran ka dhigeen Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Sanca ee Degmada Kaaraan kaasoo ay uga soo Horjeedeen Lacago Sharci darro ah oo looga qaado Gudaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukuumadda Soomaaliya: Maamul u sameynta Gobollada dalka Rabitaanka Shacabka ayaa sal u’ah

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Kariim Xuseen Guuleed oo boqolaal Shacab ah kula hadlayay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka bay ayaa sheegay in Maamul u sameynta Gobollada dalka laga amba qaadi doono Rabitaanka Shacabka wadatashi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

qayla dhaan ka soo yeereysa dhalinyaro Soomaaliyeed oo Ku xiran Xabsi Ku yaalla dalka India

Illaa 120 Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Mombai ee dalka India loona haysto ku lug lahaanshiyaha Falal Burcad badeednimo ayaa qaarkood oo xiriiro la soo sameeyay Warbaahinta waxa ay sheegeen in xaalad adag ay ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

[DAAWO SAWIRADDA] Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Villa Soomaaliya

Waxa halkan idin kugu soo gudbinaynaa sawiradda nin isku qarxiyey afaafaafka hore ee madaxtoyadda, gaar ahaan agagaarka guriga Ra’isal wasaaraha uu dagan yahay iyo safaradda Itoobiya inta u dhexeysa.   Inta la ogyahay Qaraxa waxa ku dhintey 1- askari halka … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wacad ku maray in aysan u dul qaadan doonin dhibaateynta Shacabka

Cabduulahi Xasan Bariise Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaaliyeed ooo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ammaanka Shacabka ay Masuuliyad weyn ay ka saarantahay Ciidanka Buliiska Soomaaliyeed cid kasta oo gacan bidixeyneysana tallaabo adag ay ka qaadi doonaan sida uuu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax Ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

qaraxani oo ahaa Mid Ismiidaamin ah ayaa waxaa fuliyay nin Naftii hura ah oo isku soo xiray Walxaha Qarxa isagoo doonayay in uu isku qarxiyo Xafiiska Ra’isal Wasaaraha hase ahaatee ay Jooyiyeen Askarta ilaalada Ra’isal Wasaaraha taas oo keentay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmayay Xoghayaha Qaramada Midoobay

Isagoo ka qeybgalay kulanka 20aad ee Shir Madaxeedka hogaamiyaasha wadamada ku jira Midowga Africa Ban Ki moon ayaa waxa uu la kulmay Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya oo kuhudbad la jecleysto ka jeediyay shirkaasi. Afhayeenka Xogahayaha Guud ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan Muqdisho kula qaatay Qurbo Joog Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max’uud Axmed Nuur Tarsan  ayaa maanta waxa uu kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho  Qaar Ka mid ad Qurbo Joogta Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Tarsan oo kulanka qudbad dheer ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka arrimaha Gudaha oo gaaray Baydhabo

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wasiirka ayaa waxaa Safarkiisa ku wehliya Xubno kale oo ka tirsna Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya sida Wasiirka Gaashaandhiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaab oo u dhaartey muwaadiniin Kenyaan ah.

Kadib warbixin Barta Twitterka ay soo dhigeen Al-Shabaab ayaa waxay fariin digniin ah ugu jeediyeen Kenya oo ku aadan in xabsiyada Kenya laga sii daayo dadka lagu haysto falalka la xariira Al-Shabaabnimada.   Warbixinta Al-Shabaab ay soo dhigeen boga Twitterka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya munaasabad ka dhaceysa Muqdisho.

Waxaa saaka dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoogan laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kaasi oo ay wadaan ciidamada Dowlada Soomaaliya kadib markii saaka lagu soo daadiyey meelo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho.   Ciidamo isugu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hogaamiyaha Xisbiga UCID oo aqoonsiga dowlada kasoo horjeestey.

Kadib markii dhowaan Dowlada maraykanka ay si rasmi ah u aqoonsatey Dowlada Soomaaliya tan iyo bur burkii Dowladii dhaxe ee Soomaaliya,xili Madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho ku tagey dalka Maraykanka ayaa waxaa arintaasi ka hadley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID.   … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Banaanbax ka dhan ah Madaxweyanah oo ka dhacay Maraykanka.

Iyadoo wali Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho ku joogo Magaalooyin ka tirsan dalka Maraykanka ayaa waxaa Magaalada Minisoota ee dalkaasi ka dhacay banaanbax loogu soo horjeedo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.   Banaanbaxan loogu soo horjeedey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal qasaaro geystey oo ka dhacay Sool.

Wararka naga soo gaaraya dhanka Gobalka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in sacadihii ugu danbeeyay deegaano ka tirsan Gobalka Sool uu dagaal xoogan uu ku dhaxmarey ciidamada maamulka Soomaaliland iyo kuwa maamulka kale ee Khaatumo State,halkaasina qasaaro ka dhashey.   … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaab oo cafis kale la siiyay.

Xili shaley Maamulka Dowlada Soomaaliya ee Gobalka Sh/dhaxe uu isku soo dhiibey Hogaamiye ka tirsanaa maleeshiyada kooxda Shabaab ee Soomaaliya ayaa waxaa arintaasi iyo raga shabaab kasoo goosta ee dhanka Dowlada Soo gala ka hadley Taliska Hay’ada nabad sugida Goobalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saacid oo ku baaqey in la siidaayo wariye xiran.

Iyadoo mudo ku dhow 12 maalin Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho uu uga xiran yahay Dowlada Soomaaliya Wariye C/asiis Koronto oo u shaqeynayay Idaacadaha Ergo iyo Dalsan ayaa waxaa arintaasi si kulul uga hadley Ray’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabsi Faarax … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ethopia oo Aqoonsiga Soomaaliya soo dhaweysay.

Wasaarada arimaha dibadda Ethopia ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay ku dhawaaqista xoghayaha arimaha dibadda maraykanka Hilary Clinton ay ku dhawaaqday aqoonsi rasmi ah uu maraykanka siiyay dawlada soomaaliya kadib in kabadan 20-sano,xili Madaxweynaha Dowlada oo joogo Marayanka.   … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Toogasho ka dhacay duleedka Magaalada Baardheere.

War hada soo dhacay oo naga soo gaaraya dhanka Gobalka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan maleeshiyada Shabaab fal toogasho ah ay ka geysteen deegaano ka tirsan Gobalka Gedo.   Shabaab ciidamo ka tirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaab oo Odoyaal xabsi dhigay.

Wararka ka imaanaya Gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay tilmaamayaan in kooxda Shabaab ee maamusha deegaano ka tirsan Gobalkaasi ay xir xireem Odoyal dhaqameed kadib markii sida la sheegay muran xoogan uu soo kala dhaxgaley.   Dad deegaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kulan taageero loogu raadinayay ciidamada Dowlada oo ka dhacay Turkiga.

Kadib markii dhowaan Magaalada Ankara ee dalka Turkiga uu ka furmey shir ay marti gelisey Dowlada Turkiga islamarkaana looga hadlayay arimaha Soomaaliya ayaa waxaa xaley lagu soo gaba gabeeyay magaalada Ankara oo mudo sedax maalin ah shirka uu uga socdey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment