Author Archives: Xusni

Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday Saldhigyo ku yaalla Magaalada Baladweyne

Dagaalkaan oo ahaa Weerar ay ku soo qaadeen Kooxo Ka tirsan Al Shabaab Baro Ciidanka oo Askarta Jabuuti iyo Kuwa dowladda ay ku leeyihiin Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa la tilmaamayaa in uu aad u xooganaa. Dagaalka ayaa la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isal Wasaare Saacid oo maanta Tagay Magaalada Marka

Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Gaareen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose halkaasi oo iminka Kulamo ay kula leeyihiin Masuuliyiinta iyo Sarakiisha Maamulka Shabeelaha Hoose. Ra’isulwasaaraha Wafdigiisa waxaa ka mid ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiriirka cusub ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub [SAWIRO]

Ururka Midowga Yurub ayaa ballan qaaday in dowladda Soomaaliya ay ugu deeqayaan dhaqaalo ay Ku dar dar Geliso Adeegyada Guud ee dalka. Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqashadiisii Ugu horeysay ku tagay dalka Mareekanka ayaa kala Soo laabtay in aqoonsi rasmi ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isal Wasaare Saacid iyo Xubno Ka mid ah Golihiisa oo booqday Isbitaalka Madiina

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Xubno ka mid ah Golihiisa Xukuumadda ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’isal Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliyay Wasiirka arrimaha Gudaha Iyo amniga qaranka,Wasiirka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukuumadda: Wariye Cabdi Casiis Koronto waa Ku cadaatay Been abuurka uu sameeyay

Cabdullaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda oo ka hadlayay Xarigga Wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Koronto ayaa waxa uu sheegay in warar ku tura ku teen ah uu ka fidiyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayna ku so cadaatay. Wasiirka ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Ceseleey Sh/dhexe

Shilkaan Gaar oo ka dhacay agagaarka Garoonka Ceseleey ee Gobolka Sh/dhexe ayaa  waxaa uu Geestay Khasaaro isugu Jirta dhimasho iyo Dhaawac. Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 10 qofna waa ay Ku dhaawacmeen iyadoo loola Cararay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isal Wasaare Saacid oo sheegay in Caalamku uu u soo Jeestay Taageeridda dowladda

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Caalamku uu u soo Jeestay Taageeridda Dowladda Soomaaliya. Ra’isal Wasaaraha ayaa sheegay in Taageerada Caalamka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka dambeysay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Aqriso Khudabadii Madaxweyne Siilaanyo oo qoraal ah

 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahaa waxa uu Saaka u jeediyay Taas oo ka dhacday Xarunta Golaha Wakiilada . Fadhigan oo uu Shir Gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Cirro ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isal Wasaaraha oo Masuuliyiin Qm Ka tirsan kula Kulmay Muqdisho

Kadib Kulaan ay Maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra’isal Wasaare Saacid iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay U qaabilsan Siyaasadda ayaa waxa ay kaga wada hadleen sida dowladda Soomaaliya ay Taageero Buuxda kaga heli lahayd Jimciyadda Quruumaha Midoobay. Kulanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jacob Zuma : Waan Taageereynaa dowladda Cusub ee Soomaaliya [DAAWO MUUQAAL]

Madaxweynaha Dalka  Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa waxa uu sheegay In dowladdiisa ay Ka go’antahay Taageeridda dowladda Cusub  ee Soomaaliya isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud Ku tilmaamay in uu ku howlanyahay kaalin wacan oo uu horay ugu dhaqaajinayo umaddiisa. Jacob Zuma  … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Briten oo Cambaareysay Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Mark Simons u qaabilsanaha arrimaha Afrika dowladda Ingiriiska oo la hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu si kulul U cambaareeyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Simons ayaa  Ku tilmaamay weerar Doqonimo weerarkaasi Shalay ka dhacay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Marwada Ra’isal Wasaare Saacid oo deeq Gaarsiisay Barakacayaal

Marwada Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Caasho Xaaji Cilmi ayaa Maanta waxa ay deeq kala duwan Gaariisay Mid Ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ee ku yaalla Magaalada Muqdisho. Marwada Ra’isal Wasaaraha ayaa deeqda ay La gaartay dadkaasi danyarta ah waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

dib u dayactir lagu sameynayo Garoonka Ugaas Khaliifa ee Gobolka hiiraan [ Sawiro ]

Saraakiisha Ciidadamada Jabuuti ee qaybta ka ah howl Galka AMISOM iyo Kuwa dowladda Soomaaliya ee Gobolka hiiraan ayaa iminka ku howlan howlo lagu dayactirayo Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliifa ee  Magaalada Baladweyne ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Munaasabad is dhex Galka Bulshada looga hadlayay oo xalay ka dhacday Degmada Yaaqshid

Munaasabadani oo xalay Ka dhacday Hoteelka Guuleed ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Yaaqshid ee dowladda Soomaaliya taasi oo ku saabsaneed is dhex Galka Bulshada iyadoo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jeneraal Bariise: Shaqada Booliska uma Joogsaneyso Weerarada Al Shabaab

Jeneraal cabdullaahi Xasan Bariise Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kadib weerarkii shalay Ka dhacay Afaafka hore Madaxtooyada Shir Jar’id uu u qabtay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Weerarada ay soo qaadayaan Ururka Al Shabaab aanu wax Niyad Jab ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Weerar Madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Garoonka Magaalada Baydhabo

Weerarkaani oo ahaa Madaafiic lagu tuuray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaan la ogeen khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay. Dad deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay in ay maqlayeen daryanka Madaafiic Xoogan kuwaasi oo la xaqiijiyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukuumadda oo Cambaareysay Weerarkii Madaxtooyada

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Weerarkan oo uu ku dhintay mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xarakada Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Madaxtooyada.

Xarakada Al Shabaab  ayaa  sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is qarxinta  ahaa ee saaka lagu qaaday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya . War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada AlShabaab ayaa lagu sheegay in weerarka Ismiidaaminta ah ay maanta la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

WFP oo dib uga Howl Galeyso Magaalada Kismaayo [ War Saxaafadeed ]

Warsaxaafadeed uu soo saaray Barnaamija Cunada Aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay  WFP ayaa lagu sheegay in Magaalada Kismaayo Mudo kaddib laga bilaabay kaalmooyin cuno iyo nafaqeyn ah oo la siinayo dadka ku dhibaateysan halkaasi oo mudo kabadan Afarsano aan helin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukuumadda oo sheegtay in Al Shabaab uu ka soo Goostay ninkii fuliyay Qaraxii Maanta

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo Warfidiyeenada Muqdisho Kula hadlay ayaa waxa uu faah faahin ka Bixiyay Qaraxii Ismiidaamin ee Maanta ka dhacay Agagaarka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Mr Ciil Mooge ayaa Weerarkaasi Ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment