Calendar

Faahfaahin: Heshiiska Axmed Madoobe uu la galay Dowladda Soomaaliyamuxuu yahay?

Waxaa Addis Ababa lagu soo gabagabeeyey ismariwaagii siyaasadeed ee dhexyiilay Madaxda Jubbaland iyo Madaxda Dowlada Fedraalka

Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ugu waaweyn

1- In Axmed Madoobe uusan Madaxweyne aheyn ee uu yahay Hogaamiyaha guud ee 3da Gobol ee la isku hayey.

2- Axmed Madoobe waxa uu ka tanaasulay Jubbaland, Madaxweynaheeda, iyo Fartaag oo waxa uu soo qaatay Jubba oo 2 sano kumeel gaar ah.

2- In Axmed Madoobe uu 3 ku xigeenadiisa uu soo magacaabo isaga  oo talada magacaabista Dowlada Fedraalka kala tashan doono, isla marahaantaasna ay dowlada ay xaq u yeelan doonto isku dheelitirista qabaailada .

3- In wax ciidam booliis aan aheyn aysan yeelan karin Jubba.

4- In ilaha dhaqaalaha ay Dowlada Fedraalka ay Axmed Madoobe kala wareegi doonto 6 bilood ka dib.

5-In Axmed Madoobe uu gudoomiye Gobol uu usoo magacaabi karo Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo qura halka Gobolka Gedo ay sii joogi doonaan Gudoomiyihii ay Dowlada Fedraalka ay kal hore usoo magacowday.

Ka akhriso halkan Heshiiska la isla gaaray FGS-and-Juba-Agreement

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: