Calendar

Nin Soomaali oo qof Zambian diley

Qof Soomaali ah ayaa diley nin uu u shaqeynayay wadanka Zambia markii uu ku eedeyay inuu is daba mariyey lacagtii uu siin lahaa.

Ninka la diley ayaa lagu magacaaba Hillad Kabaso, waxana uu ahaa 30-jir, iyadoona dilka lagu eedeyay Cumar Maxamed Xaashi/

Madaxa booliska magalada uu dilka ka dhacay oo lagu magacaabo Mary Tembo ayaa xaqiijiyey in dhibanaha la diley laga toogtey madaxa isla meeshane ku qurbaxay, waxana ay booliska ay xireen dilaaga Soomaaliga.

Dad goob joogayaa ayaa shegay in ninka Soomaaliga uu yimid isagoo gaari wata isla markaane dhibana uu u shaqeyn jirey uu weedistey inuu siiyo Passport-kiisa iyo lacagtiisa, markii loo keynayna uu ka xanaaqay lacagta mushaarka, isagoo dhowr xabad uga dhuftey lugaha iyo madaxa.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: