read more »">
Calendar

Ra’isul Wasaare Saacid oo ka war bixiyay Wasiiru ku xigeenada uu Magacaabay

Shir jaraa’id oo uu manta Magaalada Muqdisho ku qabtay Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa kaga warbixiyay faahfaahin ku saabsaneyd Wasiiru Ku Xigeenadii uu dhawaan soo magacaabay.

Ra’isul wasaare Saacid ayaa sheegay sababta uu u magacaabey 20-wasiiru ku xigeen iyo 5-wasiiru dowlayaal ay tahay in Xukumadiisa ka kooban 10 ka Wasiiro Mid tayo leh islamarkaana uu rajeenayo in Wado shaqeyn wanaagsan yeelan Doonaan  Wasiiru ku Xigeenada iyo 10 Wasiir ee Xukuumada oo uu ku sheegay in ee yihiin kuwo xilalka ay hayaan  u dhigma 20 Wasiir xilalakey qaban lahaayeen.

Hadalka Ra’isul Wasaaraha ayaa kusoo beegmay xili uu  manta Kulankii ugu Horeeyay la qaatay Golahiisa Wasiirada iyo Wasiru Ku xigeenada e Xukumada fadaraalka Somaalia.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: