Calendar

Sir “sidee ku garan kartaa in ninkaaga been kuu sheegayo”

Gabaryaheey haddii aad dooneyso in si fudud aad ku ogaato xiliga ninkaada uu ku sheekeynayo in warkiisa sax yahay ama been yahay waxaad raacdaa habkaan hadaad ku aragto ogaaw been ayuu ku sheegayaa
Indhaha Been Ma Sheegaan: marka uu wax ku leeyahay si wacan oo toos ah u fiiri indhihiisa haddii uu been sheegayo waxad arkeysa isaga oo si deg deg ah kaaga jee-jeedinaya indhihiisa
Fiiri Dhaq-dhaqaaqa Cagahiisa: Haddii uu ku sheekeynayo cagahiisana ay sameynayaan dhaq-dhaqaaq ah in marba cag cagta kale saaro ama kala war wareejiyo ogaaw been ayuu shegaya ama wax aan soconeyn ayuu kaa dhaadhicinayaa
  Hadii Uu Dhabarka Kuu Jediyo: haddii aa aragto marka uu hadalka kuu bilaabo in durba garabkiisa ku soo aadinayo ogaaw wax ayuu kaa qarinayaa wajigiisa maadama beenta laga garto wajiga
  Su`aal Kedis ah weydii: weydii su`aal kedis ah oo sahal oo uusan fileyn tusaale , xalay intee jirtay ama yaad la qaxweeysay  waxaad fiirisaa jawaabta uu ku siinayo hadii aad aragto in gacmihisa uu jeebka giliyay ogaaw waxa uu isku dayayaa in uu wax ka qariyo maxaa yeelay been ayuu sheegaya

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Warar Kale [ Other News ].
« »

Comment: