Calendar

Shirkadda Microsoft oo shaaca ka qaaday Taleefan cusub (VIDEO)

ms 1

Bartamaha — Microsoft ayaa soo saartay maanta taleefan cusub oo ay ku magacawday Windows Phone 7 Series .

Hoos ka daawo fiidiyowga  Windows Phone 7 Series.

Shirkadda Microsoft ayaa sheegtay in taleefankani uu yahay mid casriga cusub ah oo ay ku jiraan waxyaalo ka duwan taleefanadii beryahan danbe soo baxayay, sida Apple IPhone-kooda iyo Google taleefankii ay dhowaan soo saareen.

Daawo sida uu eg yahay taleefankani:

Comments

comments

Category : Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: