Calendar

Madaxwayne Xasan Sheikh oo u dhoofay Jabuuti

Madaxweynaha Dowlada faderaalka Somaaliya xasan Sheikh maxamud iyo Wafdi uu horkacaayo ayaa manta waxa ay manta u dhoofeyn dalka jabaati halkaasi oo ay Wafdiga iyo Madaxwaynaha ay kaga qeyb qaadan downaan Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii la hirgeliyay in luuqada af Soomaaliga la qoro.

Madaxwaynaha ayaa safarkiisa waxa ku wehliyo Wafuud  ka kooban shaqsiyaad kuxeel dheer luuqadaha  iyo Gudoomiyayaal Jamacadeed. Munaasabadan  ka dhaci doonto  Caasimada Jabuuti ayaa waxa  kasoo qeyb gali doono  shaqsiyaad aad ugu xeel dheer dhaqanka iyo Afka- Soomaaliga.

Madaxweyne xasan Sheikh ayaa  ayaa wuxuu shaagey”waxaan ka shaqeyn doonaa sidii an  dib-u-soo nooleyn lahaa adeegsiga far Soomaaliga mar walbo in aan hormariyo waxbarashada waa howlaha igu muhiimsan” Sidoo kale wuxuu sheegay in horumarinta Afka- Soomaliga iyo dhaqanka ay muhiim u tahay midnimada shacabka Soomaaliyeed.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: