Calendar

Madaxweynaha oo dib ugu laabtey Muqdisho

Madaxweynaha J.F Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay aya dib ugu laabtey magalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu boooqashoku tagay wadamada Djibouti iyo Itoobiya halkaas oo madaxda wadamadas wada hadalo kula yeeshey.

Xasan Sheekh iyo madaxdii ay kulmeen waxa ay si weyn uga wada hadleen xaaladda amaanka Soomaaliya iyo geeska Afrika iyo sida dowlada cusub eek a dhalatey Soomaaliya looga taageri karo iney wadanka dhan lagu baahiyo.

Labada wadan ee uu booqday ayaa waxa Soomaaliya ka jooga ciidaamo iyadoona wadanka Jabuuti ay qeyb ka tahay howl-galka AMISOM halka Itoobiya-na ay soo gashey mar kale Soomaaliya si ay meesha uga saarto Al Shabaab, waxana ay dhawaan sheegtey iney ka bixi doonto Soomaaiya marka  ay AMISOM kala wareegto meelaha ay ku sugan taha.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: