Calendar

Via Roma VS Eden Prairie S.B.L 2009

viaMinneapolis, MN oo ay ka bilaabmeen ciyaarihii S.B.L (Somali Basketball League) waxaa ka soo qaybgalay 10 kooxood oo laga soo xulay tiimaamka iyo xaafadaha ugu haysta ciyaarta kubada Kolayga waxaa wiigan ciyaaray afarkooxd waxaan maanta idiin soo nadhigaynaa ciyaartii dhex martay laba kooxood oo ka mid ahaa afrta halkaas ku soo shaac saray ciyaartooda waxaan maanta idiin ku haynaa halkan Via Roma iyo Eden Prairie xaafada la dhaho oo ciyaar waalan soo bandhigay ka bogasho wanaagsan.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Sports, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: